|

Maamul gobaleedka Puntland oo qaaday tallaabo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaliya.

Garoowe (HM)-Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha maamulka Puntland ayaa lagu amray maamulka gobolka Nugaal in uu xidho xarunta uu guddiga doorashooyinka madaxa banaan ku lahaayeen magaalada Garowe.

Sidoo kale wasaarada arrimaha gudaha Puntland ayaa amartay in wax kulamo ah aysan guddiga doorashooyinka qaran ku qaban Karin deegaanada Puntland.

Hase yeeshee wasaarada arrimaha gudaha Puntland ayaan sharaxaad ka bixin sababta rasmiga ah ee looga joojiyay howlaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka lagu xidhay xarunta.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=81835

Posted by on Feb 6 2020. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...