|

Daawo:-Abiy Ahmed oo shaaca ka qaaday kulan xasaasi ah oo uu Uhuru Kenyatta-Video

Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyay inuu Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea kula kulmi doono magaalada Asmara dhowaan.

Abiy Ahmed oo hadalka ku sheegay qoraal uu soo dhigay boggiisa Twitterka ayuu intaas ku daray in isaga iyo hogaamiyeyaashan ay ka wada hadli doonaan arrimo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan kula kulmi doonaa Asmara walaalahay, hogaamiyeyaasha Eriteria iyo Somalia, Madaxweyne Isaias Afwerki, Madaxweyne Max’ed C/llaahi iyo anigu waxaan ka wada hadli doonaa arrimo badan”.

Abiy Ahmed ma faahfaahin waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan labada madaxweyne ee Somalia iyo Eritrea balse, sadexda hogaamiye ayaa marar badan oo hore kulamo ku yeeshay magaalooyinka asmara iyo addis ababa.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=81657

Posted by on Jan 26 2020. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...