Home » January 10th, 2020
Entries posted on “January, 2020”
Garoowe (HM) – War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa dhamaan waxaa looga soo horjeestay Sharciga Batroolka ama Shidaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Sooomaaliya. Maamulka Puntland ayaa sheegay in sharciga Batroolka ee Baarlamaanka ansixiyey uu ka hor-imaanayo dastuurka dalka & hehsiisyada soo socda. Qoraalka ka soo […]
January 10th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in sargaal katirsanaa Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya horeyna loogu riday xukun dheer oo xabsi ah uu ku dhax geeriyooday Xabsiga Dhaxe ee Xamar. HALKAN KA DAAWO Mahad Maxamuud Abuu Yaasiin oo heestay dhalashada Ruushka ayaa maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ku xukuntay 15-sano oo xabsi […]
January 9th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Hargeysa (HM)-Maamulka Soomaliland ayaa fariin u gudbiyey Golaha qaramada Midoobay iyagoo fariintaas ugu dhiibay Xoghayaha Soomaaliya u qaabilsan UN-ka Jemas Swan. HALKAN KA DAAWO WARQADA
January 9th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Hargeisa ( HM) Waxaa maanta magaalada Hargeisa si Balaadhan loogu soo dhoweeyay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo dhowaan magaalada Hargeisa ay ka jirtay Dacwad ay kusoo Oogeen Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Ninka Qaawan waxaan leeyahay dhar xidho, Hanjabaad iyo Xadhig uma Baahna Somaliland, Waxaynu u baahanahay Madax dulqaad leh”. […]
January 9th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Hargeysa (HM)-Wakiilka Gaarka ah ee QM James Swan oo magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa war kasoo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, iyo doorashooyinka Somaliland. Hoos ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay James Swan. HALKAN KA DAAWO Subax wanaagsan iyo Sannad Wacan oo Wanaagsan dhammaantiin. Waxaan uga mahad naqayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kooxdiisa […]
January 9th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanood (HM)-Gudoomiyaha maamulka Soomaliland Laascaanood ugu magacaaban Cabdiqani Jiidhe Maxamuud ayaa dood keenay Taalada Sayid Maxamed Cabdile Xasan oo bulshada gobolka Sool ay wadaan olale la doonayo in lagaga taago Magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool. Wuxu sheegay in Taariikhda Daraawiishtu aysan ahayn wax bulshada ka dhaxaysa ee ay tahay wax reer Laascaanood iyo Jamuuriyadda […]
January 9th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Boosaaso (HM)-Puntland Maxkamada Darajada kowaad ee gobalka Bari ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku ridey Siyaasiyiin iyo Odayaal dhaliiley Madaxda Maamulka Puntland. Siyaasiyiinta iyo Odayaasha oo markii labaad Maxkamadda la horkeeney ayaa waxaa Maanta lagu xukumay Xukuno isugu jira Xabsi iyo Ganaax lacageed. Maxkamada ayaa xabsi muddo saddex bilood ah iyo ganaax lacageed […]
January 5th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Gaalkacayo (HM)-Madaxweyihii xilkiisa ku wareejiyay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ee Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa mar kale sheegay in uu ka laabtay u wakiilashii wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ee arimaha Galmudug. Xaaf ayaa Xalay magacaabay guddiga dhismaha Galmudug, waxa uuna sidoo kale Gaalkacyo ka billaabay wadahadalo uu la qaadanayo odayaasha dhaqanka iyo siyaasiinta qaaar. HALKAN […]
January 4th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Boosaaso (HM)-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay koox biskoolado ku hubeesan ay dileen sargaal la sheegay in uu katirsanaa ciidamada maamulka Puntland. Sargaalka lagu dilay magaalada Boosaaso ayaa magaciisa lagu sheegay Ciise Ducaale oo loo yaqaanayay Cige, waxaana sargaalkan la sheegay in taliye u ahaa hurin katirsan ciidamada […]
January 4th, 2020 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa shalay subax duqeyn ay ka fuliyeen magaalada Bagdaad ee caasimada dalka Ciraaq waxa ay ku dileen Hogaamiye sare oo katirsanaa ciidamada ilaalada Kacaan ee Iiraan. Duqeynta Mareykanka fuliyay waxaa ku dhintay Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo ahaa taliyihii guutada Qudus ee katirsan ciidamada kacaanka Iiraan, waxaa sidoo kale duqeynta ku dhintay […]
January 4th, 2020 | Posted in wararka | Read More »