|

Daawo:-Cuqaasha Laascaanood oo sharafta ka qaaday Faysal Cali Waraabe kana hadlay cida yeelatay Maamulka Soomaliland-Video

Laascaanod  ( HM) Caaqil Axmed Maxamuud Daad [Sanyare] oo kamid ah Cuqaasha Gobolka Sool ayaa si adag u Dhaliilay Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna ka hadlay Hadalkii uu dhowaan ku sheegay in  Danjire Cabdixakiin Camey iyo masuuliyiin kale ay wadaan Qorshe lagu dhisayo maamul ay yeeshaan Sanaag iyo Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caaqil Daad ayaa sheegay inay wax laga  xumaado tahay inuu Faysal Waraabe u arko [Somaliland] Wax laga duminayo Beesha Isaaq , Wuxuuna sidoo kale sheegay in Beelaha SSC aysan Muuqan wax loogu Qanciyo inay qayb ka noqdaan Somaliland uu Reer gaar ah leeyahay.

“Hadii aad diideen Somaliland la wada leeyahay, oo aad diideen Heshiiskii Khaatumo ee ugu dambeeya, Xaq ayaanu u leenahay inaanu ka tashano Aayaheena”.

Madaxwaynaha Somaliland ayuu ugu baaqay in Beelaha Isaaq eek u Kacsan Siyaasadiisa uu siiyo Saddexda Wasiir ee Kasoo jeeda gobolada SSC, oo Qayladooda isaga Aamusiiyo.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=81004

Posted by on Dec 9 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...