Home » November 30th, 2019
Entries posted on “November, 2019”
Muqdisho (HM)-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. HALKAN KA DAAWO Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Hargeysa (HM)-Soomaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa durba wuxuu ka falceliyay doorashadda gudoonka guddiga doorashooyinka ee maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland. Guddiga oo fadhi ku yeeshay magaaladda Hargeysa ayaa waxay gudoomiye u doorteen Cabdirashiid Riyo-raac, oo ah xubinta keentay khilaafka mucaaradka iyo xukuumadda Muuse Biixi. Barkhad Batuun, afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sida wararku sheegayaan waxaa dilka Jananka geystay sarkaal kale oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ugu tegay hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii Caanaha […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Boosaaso (HM)-Maamulka Puntland ayaa xabsiga Magaalada Boosaaso ku xiray nabadoono ka tirsan waxgaradka beelaha oo dhaliilay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dowlada Imaaraadka. Nabadoonada la xidhay ayaa lagu kala magacaabaa Diraac Yuusuf Buuxe iyo Cawad Maxamed Faarax, waxayna shalay warbaahinta mariyeen dhaliil ay ka qabaan heshiisyo ay sheegeen in maamulka Puntland uu la galay dowladda […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Hargeysa (HM)-Somaliland ayaa waxay musaafurisay sagaalkii Ugadhasato ee u dhalatay Imaaraadka, sidda laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah. Musaafurintooda ayaa ka dambeysay markii ay bixiyaan lacago ganaax ah ayna dhameysteen maalmo ay xabsi ku qaateen. Sidda ay wararku tibaaxayaan, sagaalka Ugaadhsato ayaa waxay bixiyeen tobban kun oo Doollar-ka Mareykanka ah. Lacagtaas ayaa waxaa looga qaadey […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Nairobi (HM) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay sii joogayaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo haatan ka howlgala inta badan deegaanada Jubbaland. Kenyatta ayaa sheegay in inta laga saarayo kooxda Al-Shabaab ciidankiisu sii joogayaan gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay qeyb ka sii ahaan doonaan howlgalka AMISOM. HALKAN KA […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Musharaxa Madaxweynaha maamulka Galmudug Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa qoraal uu soo saaray ku weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo markii olalaha doorashada ku jiray uu balan qaaday in uu wax ka qabanayo faragalinta Itoobiya balse taasi badalkeeda bilaabay in uu adeegsado Itoobiyaanka. HALKAN KA DAAWO […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed Maalin ayaa beeniyay war kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran oo ku aadan in Ciidamo Itoobiyaan ah oon katirsaneyn AMISOM la geeyay magaalada Dhuusomareeb. Xildhibaanka ayaana si adag u beeniyay in ciidamo Itoobiyaan ah oon katirsaneyn ciidamada AMISOM la geeyay magaalada Dhuusomareeb, waxa uuna nasiib daro […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)– Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo tafaasiil dheeraad ah ka bixinaya qaabkii ay ku timid baajinta muxaadaradiisa magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu ku lifaaqay danaha is-jiiriya ee aduunka ka leeyahay waddanka. “Waxaa kaleeto oo markaas soo baxaya ood arkeysaa oo muuqanaya ajandayaal fara badan ayaa dalka ka socda iyo dano badan, Aduunka inta badan sidaas […]
November 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Dhuusamareeb (HM) – Wararka ka imaanaaya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya, oo aan qayb ka ahayn Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay gaareen magaaladaasi. HALKAN KA DAAWO WARKA OO DHAN
November 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »