Home » October 31st, 2019 Entries posted on “October, 2019”

Akhriso:-Cabdi Maxamuud Cumar oo markale Maxakamad lasoo taagay isagoo dalbaday hal arrin.

Jigjiga (HM)-Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale ka soo muuqday Maxkamad ku taal magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya isagoo sheegay inuusan wax dambi ah gelin. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maxkamada horteeda ka sheegay in mudadii uu maamulayay gobolka Ismaamulka Soomaalida uu si wanaagsan u maamulayay wax dambi ahna uusan ka […]

October 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland oo Xabsiga ku gurtay ganacsato ajaanib ah oo 6 dal kasoo kala jeeda-Video

Hargeysa (HM) – Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse ayaa xabsiyada ku gurey ganacsato ajaanib ah oo ka shaqeysanayey deegaanade maamulkaa. Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ganacsatadaa ay xabsiga dhigtay ay ka soo kala jeedaan dalalka Jarmalka, Shiinaha, Masar, Burtiqiis, Yeman iyo Suudaan. Mustafe Maxamed Cali ‘Bile’, Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga maamulka Somaliland ooo dhawaan […]

October 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Maxkamadda ICJ oo soo saartay digniin ku saabsan kiiska badda Soomaaliya.

The Hague (HM) –  Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo ay taalo dacwad u dhaxeyso Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan kiiska Dacwadda Badda. Maxkamadda ayaa dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya kusoo dartay warbixin ay soo saartay oo ka hadleysay waxqabadkeeda 2019. Maxkamadda ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya u […]

October 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Deni oo Dhahar ku tagay socdaal aysan Soomaliland fileyn & soo dhaweyn uu la kulmay.

Dhahar (HM) Madaxwayanaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdii uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa markuu maanta Dhahar tegey sheegay Maamulkiisu yahay midkii Shacabka. halkan ka daawo “Dowladdan waa dowladdii shacabka, waxaan rajeynayaa in aan dowladdan laga mashquulin doonin in ay shacabkeeda u adageeto,waxaan […]

October 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Soomaaliya oo caalamka waydiisatay maalgelin si xal loogu helo daadadka.

Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta ee loogu gurmanayo deegaannada dalka ee fatahaaddu dhibaatada badan ka geysteen. Xasan Cali Khayre oo warqad u diray dhamaan dowladaha saaxiibka ah Soomaaliya iyo hey’adaha caalamiga ah, ayaa sheegay in […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Qaar kamid ah Ciidamada Jabhada Suldaan Wabar oo u gacan galay Dowladda Itoobiya-Akhriso

Boorama (HM) – Warar hadda na soo gaadhaya ayaa sheegaya in qaar ka tirsan Jabhadii Suldaan Wabar ay dowladda Itoobiya gacanta ku dhigtay, kadib markii ay xadkeeda u gudbeen. Ciidamadaasi ka tirsan Jabhada Wabar ayaa waxa la sheegay in kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhiga dhexe ee magaalada Boorama, ay qaarkood ka gudbeen xadka Itoobiya, […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo digniin kasoo saartay duufaan kusoo wajahan Puntland & Soomaliland.

Muqdisho ( HM) Raysal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta ee loogu gurmanayo deegaannada dalka ee fatahaaddu dhibaatada badan ka geysteen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Khayre oo warqad u diray dhamaan dowladaha saaxiibka ah Soomaaliya iyo hey’adaha caalamiga […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Sheekh Shariif oo Dowladda Farmaajo uga digay hal arrin oo uu sheegay inuusan aqbali doonin.

Muqdisho ( HM) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay in uu Hogaamiyo  Madasha Xisbiyada ay ku midoobeen qaar kamid ah xisbiyada siyaasadu, ayaa sheegay in aysan wali cadeyn nuuca doorasho ee dalka ka dhaceysa xili uu sii dhamaanayo waqtiga jiritaanka dowlada hada jirta. HALKAN KA DAAWO Waxa uu cadeeyay Sheekh Shariif […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gudoomiye hore oo Xabsi dheer lagu xukumay & Xubno la shaqaynayey oo toogasho lagu xukumay maanta-Video

Muqdisho (HM)-– Maxkamadda Ciidamadda Soomaaliya ayaa Arbacada maanta ah xukun ku riday kiis si cad u muujiyey ku dhex-milinka Al-Shabaab ee hay’adda dowladda federaalka ah. Duq magaalo oo hore iyo sarkaal boolis ayaa lagu helay in ay xoogaga xiriir la leh shabakadda Al-Qaacida u fududeeyeen qarax. Xeer-beegtadda ayaa labadooda waxay ku kala xukuntay dil toogasho iyo […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay dilkii Hoggaamiyihii Daacish Abuubabar Al Baqdaadi.

Muqdisho (HM)-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxa Xukuumada Galmudug ayaa ka hadlay dilka loo geystay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish Abuubabar Al Baqdaadi oo Sabtidii lagu dilay howlgal qorsheysan oo ay Mareykanka ka fuliyeen  tuulo ku dhow magaaladda Idlib. Sheekh Shaakir oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalada Dhuusa-Mareeb, ayaa geerida ninkan ku sheegay iney tahay mid […]

October 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...