|

Daawo:-Garoowe oo ka faa,iideysatay fursad ay iska lumisay Hargeysa-Video

Garoowe (HM)-Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada maamul gobaleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Ayaa warbaahinta la wadaagay , in 7 Kamid ah Shaqaalihii dhowaan laga Caydhiyey Garoonka Diyaaradaha ee Hargeisa  ay ka shaqo Bilaabeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe.

Horaantii Bishan ayay ahayd Markii in ka badan 40-Shaqaalle ah Laga Caydhiyey Garoonka Hargeisa, Kuwaasi oo lagu eedeeyay inay dhaqaalle ka helayeen DF-Somaaliya oo la wareegtay maamulka Hawada, Waxaana shaqaalahan la sheegay inay Khibrad badan u lahaayeen Arimaha Duulista iyo Hawada iyagoo Hay’adii maamulaysay Hawada Soomaaliya ay  Tababar badan siisay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Puntland ayaa sheegtay inay Fursad u tahay  in la helo shaqaalle Noocan ah, Islamarkaana ay hada ka Faa’iidaysteen Shaqaalahan, Wuxuuna xusay inay Rajyanayaan in Qaar kale la keeno Garoonka Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inaysan Puntland Joogin Shaqaalle Khibradan oo kale leh.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78348

Posted by on Sep 22 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...