|

Daawo:-Mareykanka oo Ciidamadii ugu badnaa ku daad gureynaya Sucuudiga-Video

Laascaanood ( HM ) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa go’aansaday inuu ciidamo dheeraad ah u diro dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka kadib weerarkii asbuucii hore lagu qaaday xarumaha shidaalka ee wadanka Sacuudiga.

Ciidamadan ayaa qeyb ka ah dadaal lagu doonayo in lagu xoojiyo difaac cirka ee wadamadaasi oo taageerada ka codsaday Maraykanka.

HALKAN KA DAAWO

Wasiirka Gaashaandhiga Maraykanka Mark Esper ayaa sheegay in ay dhici karto Maraykanka inuu mustaqbalka qaado tilaabooyin kale oo loogu jawaabayo Dawladda IIRAAN.

Balse xiligan Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump waa uu kasoo horjeedaa dagaal lala galo IIRAAN oo dhaawac ku keeni karta dhaqaalaha dalka Maraykanka iyo ololihiisa doorashada 2020.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78335

Posted by on Sep 21 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...