|

Daawo:-Muuse Biixi oo dhagaha ka furaystay Cali Khaliif iyo Heshiiskuu la galay Siilaanyo-Video

Laascaanood (HM ) Dr. Cali khaliif Galaydh oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa, ayaa sheegay inaan la Fulin Heshiiskii ay Khaatumo la gashay Somaliland,  Wuxuuna sheegay inay Faro-madhan ka taagan yihiin.

“Heshiiskii Madaxwayne Siilaanyo Saxiixay,  ee Baarlamaanku Gudbiyey ayaan Saddex Sano daba socdaa,  Hada Anagaa Somaliland Rabna, Cidna marti uguma Nihin”. Ayuu yidhi Galaydh oo ku Hanjabay intay Tallaabo qaadi doonaan hadii aan la dhaqan gelin Heshiiskii Khaatumo.

HALKAN  KA DAAWO

Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray Hadalka Dr. Cali Khaliif Galaydh uu jeediyey, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in la dhamays tiro Heshiiskaasi.

Wasiirka Arimaha Gudaha  Somaliland Maxamed kaahin  ayaa sheegay inay Diyaar u yihiin inay Fuliyaan Heshiiskii Khaatumo,   Islamarkaana uu Muuse Biixi ku Khasban yahay  inuu Fuliyo Heshiiskii uu Kulmiye galay.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78121

Posted by on Sep 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...