|

Daawo:-Sarkaal sare oo isaga soo cararay kooxda Al-shabaab una soo galay Dowladda-Video

Muqdisho (HM)– Dagaalame sarre oo la sheegay in uu ka tirsanaa AlShabaab ayaa wuxuu isku dhiibay ciidanka dowladda ee degaanada Koonfur Galbeed.

Yarow Xasan Aadan oo ku magac dheer Seyfu-Laah ayaa waxaa Khamiista maanta ah lagu soo bandhigay magaaladda Xudur ee xarunta gobolka Bakool, koonfurta dalka.

Warbaahinta ku hadasha afka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay ku warameysaa in Seyfu-Laah “uu ka tanaasulay fikirka xarjirnimadda”.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan uga soo baxay [kooxda xiriirka la leh Al-Qaacida] markii aan arkay weerarada macno darada oo ay shacabka ku laynayaan,” ayaa laga soo xigtay.

Seyfu-Laah oo kasoo dagaalamay gobolo kala duwan oo dalka ah ayaa wuxuu u qaabilsanaa maleyshiyaadka isku xirka horjoogeyaasha iyo dagaalameyaasha.

“Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan waydiisanayaa cafis,” ayuu hadalkiisa ku daray, sidda ay qortay Wakaaladda wararka Qaranka ee loo yaqaano SONNA.

Aadan ayaa lasoo baxsaday qori AK 47 a

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78112

Posted by on Sep 12 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...