|

Daawo:-Kulankii dhexmaray Garaad Jaamac & waftigii Turkiga ee soo gaadhay Gobalka Sool-Video

Laascaanood  ( HM ) Waxaa  soo gaadhay deegaanka Xidhxidh ee gobolka Sool wafi ka socday Dalka Turkiga, Waxaana halkaasi kusoo dhoweeyay Garaad Jaamac Garaad Cali, Cuqaal iyo  Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Socdaalka Wafdigan ayaa Salka ku haya  sidii Deegaanka Xidhxidh looga Hirgelin lahaa  Ceel Biyood RIIG Ah oo deegaanku aad baahi ugu Qabay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale wafdiga ayaa Booqday deegaanka  dhumay  si ay ugu kuur galaan Xaalada bini aadanimo ee ka jirta,  Waxayna sidoo kale Xalay shir kula yeesheen degmada kalabaydh sool odayaasha iyo wax garadka waxay ka wada hadlee sidii dowlada turkigu ay mashaariic horumarineed uga fulin lahayd deegaanadan.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Wafdiga  ka socday Dalka Turkiga uga mahad celiyey Taageerada ay la garab istaageen Bulshada Soomaaliyeed guud ahaan, Xiligii adkaa, WUxuuna sidoo kale ka hadlay Qiimaha ay Nolosha Bini-Aadamka u leeyihiin Biyuhu.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78102

Posted by on Sep 12 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM