|

Puntland oo xabsiga dhigtay xubin ka tirsan maamulka Soomaliland.

Garoowe  ( HM) Ciidamada Amaanka Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta xidhay Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus guddoomiye kuxigeenkii Somaliland u qaabilsanaa Badhan.

Xadhiga Cabdiraxmaan ayaa yimi ka dib markii uu diiday in uu ka tanaasulo xilka uu u hayo Somaliland isla markaana uu ku biiro Maamulka Puntland.

Puntland ayaa mudooyinkii danbe xoojinaysay saamaynta siyaasadeed ee ay ku leedahay Gobolka Sanaag gaar ahaan degmada Badhan,  Waxaana dhawaan gaadhay deegaanadaas in ka badan 10 wasiir, waxaana degmada Badhan loo dhisay golle deegaan oo cusub.

sidoo kale taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland Gen Yaasiin Cumar Dheere ayaa dhankiisa socdaalka kala duwan ku tagay Gobolada Sanaag iyo Hayland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78078

Posted by on Sep 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM