|

Daawo:-Muuse Biixiga Hargeysa oo sheegay arrin xanuun ku haysa oo haysata Ciidamadiisa-Video

Laascaanood ( HM)-Muuse Biixiga Hargeysa ayaa  sheegay inaan loo baahnayn in  la siyaasadeeyo Ciidamada maamulkiisa , Isagoo Shahaadooyin gudoonsiiyey Qaar kamid Ciidamada  maleeshiyaadkiisa oo uu maanta kulan kula qaatay Hargeysa , Biixi waxaa kale uu u maanta sheegay in ay xanuun iyo dhibku hayso daruuf adag oo soo wajhada maleeshiyaadkiisa oo uu sheegay in dhaqaale xumo guryaha looga saaro Qoysaskooda, marka Xukuumadiisu ay siin wayso Musharkii ay nolosha isaga dabari lahaayeen Ciidanku.

“Xanuun badan ayay Nagu haysaa, in Askartu ay sheegtaan in Dadkooda Guryaha laga saaro, waa in la daryeelo ciidamada,  Saraakiisha waxaa laga sugayaa inay dhisaan Ciidamada, Xukuumad ahaan waxaa nagu waajib ah inaanu Ciidanka ka ilaalino Qalin daarka, in sharciga lagu dhaqo ayaa muhiim ah.” ayuu yidhi Biixi oo ka hadlay Munaasibadda.

HALKAN KA DAAWO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=78042

Posted by on Sep 10 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM