|

Soomaliland oo Laascaanood ka wada qorshe ay ku burburinayso ganacsiga yar yar ee shacabka!!

Laascaanood (HM)-Maamulka Soomaliland gaar ahaan xubnaha kaga sugan wasaarada Howlaha guud iyo guryeynta iyo Dowladda hoose oo iskaashanaya ayaa waxaa ay maalmahanba wadeen burburin dhismayaasha ganacsiga ee wadada Halbowlaha ah ee Laascaanood soo gala.

Maamulka Soomaliland ee gobalka Sool ayaa talaabadan kun sheegay mid dib loogu hagaajinayao bilacda magaalada Laascaanood, laguna burburinayo wax ay ugu yeedheen dhismayaasha sharci darada ah ee wadada soo galay.

Shacabka magaalada Laascaanood ayaa talabadan iyo qorshaha maamulka Soomaaliland waxaa ay u arkaan mid lagu beegsanayo ganacsiga yaryar ee danyarta islamarkaana lagu naafaynayo horumarka ay sameeyeen sanadihii u dambeeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kale dadka reer Laascaanood ayaa iswaydiinaya sababta Wasaarada howlaha guud iyo guryeynta maamulka Soomaliland kaliya ay amaradeeda uga shaqeeyaan Laascaanood iyadoo la wada ogyahay xaaladaha wado xumada ah iyo dhisme xumada ka jirta Hargeysa oo ah Caasimadda Soomaliland xarunta wasaaraduna ku shaqayso.

Shacabaka Laascaanood ayaa arrintaas su,aallo ka keenay waxaana loo arkaa qorshaha burburinta ee wasaarada oo mudadii ay jirtayba wasiir qambi uu kusoo laab laabanayey Laascaaood mid aan waxba kisii socon doonin sababo badan owgeed.

Horufadhi News

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=77992

Posted by on Sep 9 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM