Home » September 30th, 2019
Entries posted on “September, 2019”

Hargeisa ( HM) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay Inay Wafdi u diri doonaan Caleemo-saarka Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Dood ay ka taagan tahay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mar la waydiiyey inay ku Milmayaan Arimaha Siyaasadda ee Soomaaliya ayuu sheegay inay Halkaasi kasoo iibin doonaan Qadiyadda Somaliland, wuxuuna sidoo kale xusay […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Dowladda Mareykanka oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ay Isniinta maanta ah ku ekeysay saldhig Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. “Waxaan amaanaynaa ciidamada Soomaaliyeed ee ka hortagay weerarka lagu soo qaaday fariisiinkooda saldhiga Baledogle ee gobolka Shabeellaha Hoose,” ayaa lagu yiri qoraalka. Gulufka oo ku bilowday qarax gaari ayaa waxaa ka dhashay […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. HALKAN KA DAAWO Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay inuu dib ula soo noqday wakaalashadii Maamulka Galmudug ee uu bishii July u dhiibtau Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka, si ay u daadihiso geeddi socodka dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug. War saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in dowladda Federaalka ay […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Hargeysa (HM) ― Dadweynaha kala duwan ee ku nool magaalada Hargeysa ee Caasimadda u ah maamulka 21 jirsaday ee aqoonsi raadiska ah ayaa si weyn oo cadho leh uga jawaab celiyay hadal shalay ka soo yeedhay Ninka maayirka ka ah Magaaladaas.. Ninkan oo lagu magacaabo Solteco ayaa sheegay in ‘Bisada ku nool magaalada Hargeysa ay ka […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Jabhadda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadii baahiyay muuqaal muujinaya weerarkii cuslaa ee ay ku qaadeen Ciidamada Sacuudiga, iyadoo weerarkan ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee Sacuudiga ka soo gaaro dagaalka Yemen. Afhayeenka Xuutiyiinta Yemen Yaxya Saree ayaa sheegay in weerar gaadmo oo ay ku qaadeen Ciidamada Sacuudiga ay ku dileen ku dhowaad labo boqol askari, […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Dowlada Federalka ayaa ka hadashay weerar saaka ay ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab saldhigga ciidamada Ballidoogle ee gobolka Sh/hoose. Sida lagu daabacay wakaalada wararka ee SONNA ayaa lagu sheegay in weerar ay ku soo qaadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab saldhigga Balli doogle ay ka hortageen ciidamada saldhigga ku sugnaa lana fashiliyay. “Maleeshiyada Alshabaab ayaa maanta […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Al-Shabaab ayaa mar kale soo bandhigay qaar ka mid ah ergadii dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay deegaanada ay maamulaan ugu yeereen Ergooyinka iyo odayaasha soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka. Qeybtii 3aad ee ergootinka soo dooratay Xildhibaanada ka soo jeeda Koofur Galbeed ayaa lagu soo bandhigay deegaanka Buulo Fulaay, waxaana ergooyinka […]
September 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho (HM)-Mid ka mid ah Ilaaladii ugu caansanaa ee Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan ayaa la dilay, kaddib mursan shaqsiyadeed soo kala dhex galay isaga iyo askari kale oo saaxibkiis ahaa. Major General Abdulaziz al-Fagham oo aad ugu dhowaa Boqorka Sacuudiga, marar badan ka soo muuqday isagoo dhinac taagan, safaro badan oo dibadda ahna u […]
September 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Muqdisho ( HM ) Wararka aanu ka helayno Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu hayo Agasimayaasha Dhalinyarada iyo Isportiga, Cadaaladda iyo Garsoorka iyo Waxbarshada ee Maamulka Jubaland oo ka bixi rabay Garoonka Aadan Cade ku waas oo laga reebay diyaaradii ay u raaci rabeen magaalada Kismaayo sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo-wareedyo […]
September 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »