|

Daawo Dood xiiso leh:-maxay doorashada Jubaland muhiim ugu tahay Bariga Afrika-Video

Muqdisho (HM)-Telefishinka Al Jazeera, gaar ahaan barnaamijkiisa Inside Story ayaa lagu falan-qeeyay doorashada Maamul Goboleedka Jubbaland iyo xilligan waxa ay muhiim ugu noqotay Bariga Afrika, iyadoo dalalka deriska ay ku hardamayaan gobolkaas muhiimka ah oo la rumeysan yahay inuu kheyraad leeyahay.

Doodan oo uu daadihinayay Wariyaha caanka ah Hashem Ahelbarra ayaa ka sheekeeyay dhacdooyinkii ay soo martay Kismaayo, awoodaha isku haya, waxa uu noqon karo mustaqbalka xaalada Gobolkaas, dadaalka dowladda Federaalka ugu jirto inay maamusho maamulkaas, dalalka ku loolamaya ee deriska ah sida Kenya iyo Itoobiya

Waxaa dooda ka qeyb galay oo falanqeynayay Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo wax ka dhiga Jaamacada Doxa, Matt Bryden oo madax ka ah Machadka Sahan iyo Jamaal Cusmaan oo wariye si weyn u mucaarada dowladda Madaxweyne Farmaajo, taageersan Maamulka Axmed Madoobe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=77161

Posted by on Aug 21 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM