|

Daawo:-Maamulka Muuse Biixi oo ka hadlay kulankii golaha Wasiirada Soomaaliya ee Maka-Video

Hargeisa (HM ) Cabdiwaaxid Cabdiqaadir La taliyaha madaxwaynaha Somaliland Muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay Kulankii Wafdiga Madaxwaynaha Somaliland iyo Wasiiro ka socday Xukuumadda ku dhexmaray dalka Sucuudiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in meesha lagu kulmay ay tahay Xajka,“Meesha sawirku kasoo baxay waa wadanka sucuudiga, Xajka ayaa la isugu tagay, waa meel muslimiinta siman yihiin, Dad cibaado u tagay haday salaan iska qaadaan wax dhibaato ah uma arko”.ayuu yidhi.

Waxaa la waydiiyey hadii Xisbiga wadani lagu eedayn jiray Soomaali-wayn Halka maanta lagu eedayn doono Madaxwayne Biixi ?

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=76736

Posted by on Aug 14 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...