|

Daawo:-War cusub yaa ka dambeeya Dagaal Beeleedka Ceel-Afweyn-Video

Hargeisa  ( HM) Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa  ayaa sheegay inay korodhay Khasaaraha ka dhashay  Rasaastii ay dabley Hubaysan ku Furtay  Dad ku sugnaa Gudaha deegaanka Ceel-Afwayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen in  dhimashada guud   ee Weerarkii ugu dambeeyay uu gaadhayo a 7-Ruux oo isugu jira 4 haween ah iyo 3 Dumar ah, Waxayna tacsi u direen Ehelada   ay dadkaasi ka geeriyoodeen.

Wasiiradda ayaa sheegay in Dadkii kasoo Horjeeday Xaaladii degdega ahayd ee lagu soo Rogay Ceel-Afwayn hada Tallo looga baahan yahay.

Qurbajoogta Somaliland iyo  Dad ku sugan gudaha    Deegaanka ayuu ku eedeeyay inay ka dambeeyaan Colaada deegaanka ee soo Noq-noqotay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=76710

Posted by on Aug 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...