|

Daawo:-Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal beeleedka ka socda Ceel-Aweyn-Video

Ceerigaabo ( HM ) Deegaanka Ceel-Afwayn ee Gobolka Sanaag waxaa Weerar Hubaysan ka gaystay Dablay Hubaysan, kuwaasi oo dilay 5- Ruux.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saddex Haween ah iyo Laba Nin ayaa ku dhintay Weerarka, Waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad kale Sida uu xaqiijiyey maayarka degamadaasi Ceel-Afwayn.

Weerarka dadka badan ku dhinteen ayaa la sheegay inay soo Qaaday Mid kamid ah beelihii Mudooyinkan dambe ay Colaadu ku dhexmaraysay Deegaanka Ceel-Afwayn ee gobolka Sanaag.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=76646

Posted by on Aug 12 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...