|

Daawo:-Deni waxaan ugu baaqayaa Soomaalidu inay is cafiyaan-Video

Garowe (HM) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhammaan dadka Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidul Adxaa.

Deni ayaa ka dalbaday guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed in ay isku furaan qalbiyadooda, islamarkaana ay is cafiyaan.

“Waxaan u rajeynaa dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed in ay farxad ku Ciidaan, isna saamaxaan, qalbiyadoodana isku furaan” ayaa uu yiri Madaxweyne Deni.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan horumarka dalkooda.

“Waa in ay si ay ku jirto Soomaalinimo, islaanimo u fiiriyaan dadka Soomaaliyeed mustaqbalkooda.” ayuu intaasi raaciyey Madaxweynaha maamulka Puntland.

Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa ugu dambeyn Alle ka baryey in dhibtaada iyo culeyska uu ka dul qaado Ummadda Soomaaliyeed.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=76604

Posted by on Aug 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...