Home » August 18th, 2019 Entries posted on “August, 2019”

Deg Deg:-Axmed Karaash oo gabi ahaanba qaadacay gudigii Siciid Deni magacaabay-Akhriso

Garoowe (HM)-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa gebi ahaanba qaaddacay guddiga doorashooyinka ku meel gaadhka ah ee uu magacaabay madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni maalintii shalay. Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland oo lagu socod-siiyay Golaha Wakiilada Puntland islamarkaana la ogaysiiyay Xeer Ilaaliyaha guddoomiyaha Maxkamadda […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Puntland oo xukun culus ku riday dad ka ganacsanayey khamri-Video

Boosaaso (HM)-Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay ku soo bandhigeen qamri iyo dadkii ka ganacsan jirey oo isugu jirey rag iyo dumar. Dadka ka ganacsanayay qamrigan ayaa la horgeeyay maxkamadda derejada 1aad ee gobolka Bari. Gaashaanle sare Xuseen Cali Maxamed taliyaha qaybta booliska oo ka hadlayay goob […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-indho indho oo aragti xumadiisa dhaqaalihii Cusbitaalada Widhwidh & Awr-boogays-Video

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xogta aadan ogayn ee Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jabuuti-Vdeo+Warbixin

Muqdisho (HM) –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo uu garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey ra’iisul wasaraaha dalkaas, Abdoulkader Kamil Mohamed. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XOGTA  Madaxtooyada Soomaaliya ayaa safarka Madaxweyne Farmaajo ku sheegtay in uu qaadan doono labo maalmood, lana kulmi doono Madaxweynaha Jabuuti […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-indho indho oo Soomaliland usoo adeegsatay inuu u jawaabo madaxweynaha Puntland-Video

Laascaanod ( HM) Iyadoo Madaxwaynaha maamul gobaleedka Puntland Siciid Cabdullahi deni oo maalintii shalay ku dhowaaqay  inuu Wahadal  Nabadeed  uu maamulka Somaliland kala gelayo deegaanada ka maqan Puntland,  ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Xildhibaan  ka tirsan maamulka Hargeysa oo isla markaana ah xubnaha kasoo jeeda Gobalka Sool. Cabdiqaadir Maxamed Indho-indho oo kamida golaha wakiilada ee […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Dhagayso:-Faysal Cali Waraabe oo Cod sir ah laga duubay iyo arrimaha uu dhex fadhiistay..

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-wax ka ogow sadex dal oo doonaya in Axmed Madoobe uusan kursiga kusoo laaban.Video+Akhriso

Muqdisho (HM) – Wargeyska The Standard ee ka soo baxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa warbixin dheer ka qoray arrimaha Jubbaland, gaar ahaan doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo dhaceysa Khamiista soo socota. Wargeyska ayaa shaaciyey in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay sameysteen isbahaysiga dadka Kosheetigga ah, islamarkaana ay doonayaan inay beddelaan Axmed Madoobe oo […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso:-Jawaabta gudiga doorashada Jubaland ee warqadii James Swan..

Kismaayo (HM)-Guddiga Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Jawaab ka bixiyay Qoraal dalab ahaa uu u diray Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb James Swan. War qoraal ah oo ku qoran Luuqa English-ka ay soo saareen Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa waxaa ay ku sheegeen in Doorashada Madaxweynaha ay ku dhicin doonto waqtigii loogu tala galay,isla […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:-Dood kulul dib u dhaca doorashooyinka maamulka Soomaliland-Video

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Xisbiga Waddani oo sheegay inuu isaga baxay heshiiskii Xisbiyada kale-Video

Hargeisa  (HM ) Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo sheegay inuu ka Baxay Guud ahaanba Heshiiskii ay dhawaan kala Sexeexdeen Sadexda Xisbi  ee Somaliland  kaasi oo  lagu soo Afjaray Khilaafkii doorashooyinka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hogaamiyaha Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sababta ay uga baxeen tahay ka dib […]

August 18th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...