|

Puntland oo ganafka ku dhufatay gudigii Madaxweyne Farmaajo magacaabay-Akhriso

Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa qaadacay Guddigii Madaxweyne Farmaajo maalin ka hor u magacaabay Wada hadalada Somaliland, iyagoo ku tilmaamay inay hareer marsan tahay dastuurka KMG.

War qoraal oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hannaanka loo maray magacaabidda ay tahay mid hareer marsan qodobka 53aad ee Dastuurka KMG ah.

Puntland ayaa sheegtay in si gaar ah u taabaneyso qaddiyada wada hadalka Somaliland, waxaana intaa lagu daray si wada hadaladaas u mira dhalaan ay qeyb mug leh ka qaadato dadaalada iyo wada hadalada lagu baadigoobayo helista qadiyasa Puntland iyo Somaliland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75742

Posted by on Jul 19 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM