|

Daawo:-Xog ku saabsan Safar Cali Khaliif ku joogo Ood-weyne-Video

Laascaanood ( HM )  Cali Khaliif Galaydh ayaa siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Ood-wayne, iyadoona ay halkaasi ku Qaabileen Ganacsato iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dr. Cali khaliif ayaa bulshada deegaankaasi uga mahad celiyey soo dhowaynta, Wuxuuna ku dhiiri geliyey inay kordhiyaan wax soo saarka Beeraha, Wuxuu sidoo kale ka hadlay Colaada ka taagan deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75689

Posted by on Jul 17 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM