|

Daawo:-Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeysay ku tagtay Puntland-Video

Garoowe (HM)-Diyaarad ay leedahay Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland markii ugu horreysay ka degtey.

Garoonka ayaa waxaa joogay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo dadweyne soo dhaweynayay diyaaradda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Puntland ayaa bilo ka hor magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxda shirkadda Ethiopian Airlines, wuxuuna sheegay in uu heshiis la galay shirkadda, duulimaadna ka bilaabi doonto Puntland.

Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa hore duulimaadyo ugu sameyn jirtey magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75648

Posted by on Jul 15 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...