|

Daawo:-Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo amar ku fasaxay Markabkii Soomaliland-Video

Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in lasii daayo Markab Xoolo siday oo maalmahanba ku xayirnaa Dalka Sucuudiga kadib markii ay amar ku siiyeen inuu warqad Caafimaad ka doonto Magaalada Muqdisho isla markaana ay soo siiso wasaarada Caafimaadka ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mr Guuleed ayaa sida ay wararku sheegayaan waxaa uu amar ku siiyey dowladda Sucuudiga in lasii daayo Marabkaa.

Maalmahan waxaa taagnaa Buuq ka dhashay markabka ay Dowladda Sucuudigu Shuruuda adag ku xidhay iyadoo Soomaaliland aad looga hadal hayey.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75621

Posted by on Jul 14 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...