|

Daawo:-Baarlamanka Puntland oo Dood kulul ka yeeshay sidii Soomaliland looga saari lahaa Sool iyo Sanaag-Video

Garoowe  (HM ) Barlamaanka Puntland ayaa Dood ka yeeshay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag, Waxayna  xukuumada Madaxwayne Siciid deni ka dalbadeen in ay la timaado qorshe cad oo ku saabsan soo celinta dhulka maqan ee Puntland, Kuwaasi oo ay gacanta ku hayso Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdixakiin dhoobo-daareed gabagabadii dooda xubanaha barlamaanka hadlay wuxuu sheegay in Puntland lagu Asaasay shan gobol iyo degmo dhamaantood xor ahaayeen masuuliyadooda iyo ilaalintoodu ku wareegtay dowladii la dhisay.

Gudoomiyuhu wuxuu tilmaamay in aan dhul la helin balse dad la heli karo cid walba oo ku dhimanaysana ay waajib tahay in la xoreeyo dhulka maqan wuxuu tilmaamay in dhulka la qabsaday aan laga rabin Cabdulaahi Yusuf oo dhintay iyo Cade Muuse oo laga qabsaday balse waajibkaasi saaranyahay nidaamka dowliga ah iyo cida markaas joogta oo laga rabo in ay dib ugu soo celiyaan gacanta Puntland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75530

Posted by on Jul 9 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.