|

Daawo:-Dagaal beeleed markale ka qarxay Ceel-Afwayn iyo xaalad culus Soomaliland-Video

Laascaanood ( HM ) Deegaanka Dardarwayne ee waxaa ka socda Dagaal Beeleed culus oo u dhaxeeya beelood oo Colaadi horay ugu dhexmartay Deegaanka Ceel-Afwayn ee Gobolka Sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa jirta Khasaare inkastoo weli si faahfaahsan warar looga helin Waxaana dagaalku dhacay maalintii shalay iyo maanta, waxaana sii Kordhaya Khasaaraha sii Kordhaya.

Bilawga dagaalkaan ayaa dhacay ka dib markii ciidamo beeleed ay dil u gaystaan dhawr qof oo ka mid ah beel uu khilaaf hore u kala dhaxeeyay.

Waxgarad iyo Odayaal Warbaahinta kula hadlay Magaalada Burco ayaa sheegay inay siwayn uga Xunyihiin dagaalka, waxayna labada dhinac ugu baaqeen inay Joojiyaan dagaalka iyo Dhiiga Qubanaya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75495

Posted by on Jul 8 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.