Home » July 31st, 2019 Entries posted on “July, 2019”

Daawo:-Soomaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya-Video

Hargeisa (HM) Wasiirka Warfaafinta Somaliland  Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar,   oo sheegay inay Jiraan Qayb kamid ah Shacabka Somaliland oo taageersan Midnimada Soomaaliya, kana soo Horjeeda kala goynta dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Diiriye ayaa sheegay     inay ka xunyihiin hadalka soo yeedhay Raysal […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Banaanbax ka dhan ah Dowladda Federaalka oo Axmed Madoobe Kismaayo ka abaabulay-Sawiro

Kismaayo (HM) – Dibadbax xoog leh ayaa maanta oo Arbaco ahayd ka dhacay Magalaada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo ka dhan ahaay dowladda federaalka Soomaaliya. Banaanbaxa ayaa waxaa soo abaabulay Madaxtooyada Jubbaland, waxana ka qeyb galay qaar ka mid ah ururada Bulshada rayidka ee magalada Kismaayo, kuwaas oo ku baaqayay inay dowladda Federaalka […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ceeb ka dhacday mashruucii Shaqo Qaran ee maamulka Soomaliland iyo dhalinyaro laga eryey-Video

Laascaanood (HM)-Agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran ee maamulka  Somaliland Maxamed Xuseen (Mu’addinka) ayaa sheegay inay eryeen afartii dhallinyaro ah ee warbaahinta ka hadlay, kuwaaas oo uu ku eedeeyey inay ka baxeen anshixii iyo xeerkii u yaallay barnaamijka shaqo qaran oo ay isku dayeen inay ceebeeyaan. Agaasimaha ayaaa sheegay in barnaamijkan shaqo qaran oo ahaa mid guul […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Xaaji 130 sano jir ah oo sanadkan gudanaya waajibaadka xajka-Sawiro

Laascaanood (HM)-Oday 130 sano jir ah oo u dhashay dalka Indonisia ayaa kamid noqday xaajiyaasha sanadkan gudanaya waajibaadka xajka sida ay sheegtay wakaalada wararka ee Sacudi Carabiya SPA. Ohi Aidros Samri ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha ee King Abdulaziz International iyadoo ay la socdaan lix ruux. Samri oo la rumeysan yahay inuu yahay qofkii […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Mahdi Guuleed oo yidhi“aragtida midnimada iyo kala tagga waa fikir dadka Somaliland ku kala duwan yihiin,,-Video

Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in aragtida ah ku saabsan Midnimada iyo kala tagga ay ku kala duwan yihiin dadka ka soo jeeda Somaliland. Mahdi Guuleed oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in 30-kii sano ee ugu dambeeyay aragti ahaan la qabo madax banaanida, halka dadka kalena ay qabaan […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Musharaxii Khayre ee Jubaland oo cabsi xoogan ka muujiyey inuu Kismaayo tago kadiban iskaga baqday-Akhriso

Muqdisho (HM)-Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Mr Oomaar oo todobaadkan isu qaban qaabinayay safar uu ku tago Kismaayo ayaa sheegay inuu uga baaqday si uu uga fogaado iska […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Jaaliyada Khaatumo oo digniin culus siiyey maamulka Puntland ee dhul durugsiga wada-Video

Laascaanood (HM)-Qaar kamida Jaaliyada Khaatumo ayaa waxaa ay digniin culus u direen Maamulka Puntland oo dhul durugsi iyo deegaamayn ku wada qaybo kamid ah gobalka sool gar ahaan deegaanada Bixin iyo Woow. HALKAN KA DAAWO VIDEO

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Maxaa ka jira wadahadalka maamulka Muuse Biixi iyo Jabhadda Korneyl Caarre-Akhriso

Hargeisa  (HM ) Xukuumada Muuse Biixi ayaa a war ka soo saartay halka ay marayaan Wada-hadalada u socda jabhadada uu hogaamiyo Kornayl Caare oo dhowr jeer uu dagaal dhexmaray. Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay inay meel fiican marayaan wada-hadalaasi kala dhaxeeya Jabhada, Wuxuuna ka dhawaajiyey in xukuumada Biixi markasta […]

July 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Heshiiskii xisbiyada maamulka Soomaliland oo dhaliil loo jeediyey-Video

Laascaanood (HM)-Heshiiskii ay dhawaan wada gaadheen saddexda Xisbi siyaasadeed ee maamulka  Somaliland ayay qaar ka mid ah sharciyaqaanadda Somaliland ku tilmaameen inuu yahay is-faham guud oo ay gaadheen axsaabtu hase ahaatee uusan jirin wax heshiis ah oo miradhal ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen in heshiiskaas aan lagu soo qaadin haba yaraatee qodobadii waa […]

July 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo la wareegay Magaalada Kismaayo iyo Doorashadii-Video

Garoowe (HM ) Ciidamo cusub oo ka amar qaata Madaxweynaha Jubbalad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay la wareegeen ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ciidamadan oo u badan kuwa Boolis ah oo dhowaan la tababaray ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen gudaha magaaladaasi, sida ay […]

July 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...