|

Daawo:-Laascaanood oo Barwaaqo ah iyo Qurbajoogtii deegaanka oo kusoo laabatay-Video

Laascaanod ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan ku saabsan magaalada Laascaanod iyo Qurbajoog kusoo Noqday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saxafiyadda Caanka ah ee Hodan Naaleeye iyo Qoyskeeda Reer Naaleeye oo Qurbaha kasoo Noqday ayaa Dalxiis ugu baxay duleedka magaalada, Halkaasi oo ay Caano-Geel kusoo Cabeen.

Sidoo kale Qoyska Reer Naaleeye ayaa waxay garab istaageen Goobo kala duwan oo Bulshada ka dhexeeya, kuwaasi oo ay wax qabad muuqda ka qabteen ayna kamid yihiin Dugsiyadda waxbarashada.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75240

Posted by on Jun 19 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...