|

Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub oo geeriyooday

Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Singub.

Abwaanka ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Addis Ababa ee caasimada Dalka Ethiopia.

Abwaanka ayaa waxaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuunsanayay gudaha Magaalada Addis Ababa,isla markaana saakay uu ugu geeriyooday xanaankaasi haayay.

Abwaan Xersi Dhuux oo kamid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay geerida Abwaan Sangub.
Marar badan ayaa baraha Bulshada lagu faafiyay macluumaadka la xiriira geerida Abwaan Singub, balse waxaa maanta xaqiijiyay Abwaan Xersi Dhuux.
Alle ha u naxariis Abwaanka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75218

Posted by on Jun 18 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.