|

Jubbaland oo u hanjabtay Dadka ka shaqeeanaya kicinta dadweynaha(Akhriso)

Kismaayo (HM)-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta maamulka Jubbaland ayaa digniin loogu diray dadka wada kicinta dadweynaha iyo sidoo kale ka been abuurida laamaha amaanka maamulka Jubbaland.

Waxaa lagu faray qoraalkan kasoo baxay Xeer Ilaalinta  laamaha amaanka Jubbaland in talaabo adag oo sharciga waafaqsan ka qaadaan dadka lagu helo khal khal galina nabada iyo xasiloonida JUbbaland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75182

Posted by on Jun 16 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.