|

Shirkii Madaxda Maamul gobaleedyada uga furmi lahaa Kenya oo fashilmay..

Laascaanood (HM)-Waxaa gebi ahaanba fashilmay shir si wadajir ah madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ku dhex mari lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Weli si rasmiya looma sheegin arrimaha qarsoon ee keenay in shirku fashilmo balse madaxweynayaasha Puntland Galmudug iyo Jubaland oo sida la sheegayo aad u doonayay in shirka la qabto ayaa qorshahaasi u socon waayay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sida qorshuhu yahay maalinta Jimcaha dib ugu soo laaban doona caasimadda Puntland ee Garoowe.

Halka madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland oo sii joogaya Nairobi ay kulamo hoose la yeelan doonaan wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75161

Posted by on Jun 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...