|

DHAGAYSO:-Dadka laga tarxiilayo Galmudug oo xog culus banaanka keenay…

Cadaado (HM)-Dawlad Gobolleedka Galmudug ayaa waxay ka tarxiileysaa Deegaanadeeda dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya sababo Amni awgeed.

Nabad sugida Galmudug ayaa soo saaray Amarkaan looga musaafurinayo Dadkaasi Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuuso mareeb Ee Gobolka Gal gaduud.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaarkood dadkaasi oo Ganacsi ku leh Labada Magaalo ee la amray inay ka guuraan waxay sheegeen inay la kulmeen sarakaiisha nabad sugida Galmudug.

Waxay shaaca ka dhigeen in hore loogu amray inay is diin waan geliyaan taasina ay sameeyeen oo ay uhogaansameen Shuruucda la hor dhigay.

Midkood waxa uu diiday inuu magacaabo arimo xasaasi ah oo loo soo jeediyey ka hor inta aysan Galmudug ku amrin inay ka baxaan Guriceel iyo dhuuso mareeb.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75110

Posted by on Jun 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...