|

Daawo:-Xog ku saabsan shirka Nairobi uga furmaya Madaxda Maamul gobaleedyada Soomaliya-Video

Muqdisho (HM)-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmi doono shir ay isugu imaanaya qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.

madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland ayaa shir ka qeyb galaya waxaana ka maqan oo aanshirka qeyb ka ahayn madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya C/casiis Lafta gareen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75082

Posted by on Jun 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented