|

Daawo:-Odayaasha Buuhoodle oo si kulul uga hadlay dacwadii Korneyl Tuke iyo Dacwad ay furayaan-Video

Buuhoodle  (HM ) Magaalada Buuhoodle waxaa Warbaahinta kula hadlay Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Odayaasha deegaanka, Kuwaasi oo si adag uga hadlay Dacwada Kornayl Tuke looga oogay dalka maraykanka oo dhowaan maxkamad ay Xukun kasoo saartay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen inay Jiraan Xubno maanta ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Somaliland islamarkaana Xasuuq iyo dhibaato ka gaystay deeganaada SSC,   Dhankooda ay Dacwadaasi ka Jawaabi doonaan, Waxayna xuseen inaysan Jirin wax dhibaato ah oo  cid gaar ah uu Kornayl Tuke u gaystay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75045

Posted by on Jun 10 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM