|

Daawo:-Garaad Jaamac oo si weyn loogu soo dhaweeyay Qoriley iyo shir uu ugu baaqay Dadka deegaanka-Video

Laascaanod  (HM) Waxaa magaalada Qoriley  Si balaadhan loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac garaad Cali oo kasoo Noqday   Magaalada Barakaysan ee Makka, Halkaasi  oo uu kusoo Cimraystay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaybaha kala duwan  ee Bulshada iyo Waxgaradka deegaanka  ayaa Halkaasi si balaadhan ugu soo dhoweeyay,    waxaana  sidoo kale  soo dhowaynta ka qayb ka ahaa Gudiga  Qaban qaabinaya Shir Alle Bari ah oo Beeshu ku Qabsan doonto deegaanka Qoriley.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa siwayn uga mahad celiyey soo dhowaynta loo sameeyay,   Wuxuuna Alle SW uga mahad celiyey Raxmaadka uu deegaanka ku manaystay, Wuxuuna isagoo shirka ka hadlaya yidhi  “Shirkan aynu ku Ballanay  waa mid aynu  Alle  ugu mahad celinayno Wanaaga iyo Khayrka uu ina Siiyeyey,  islamarkaana uga hadli doono Taladeena, Nabad gelyadeena, Heshiisyadii Nabada sidii loo ilaashan lahaa “.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75033

Posted by on Jun 9 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...