|

Daawo:-Dr. Cali Ciise Cabdi oo ka hadlay sida lag kobcin karo dhaqaalaha Soomaaliya-Video

Muqdisho ( HM ) Gudiga Dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalinta khamiista ah ay qaban doonaa shir caalami ah oo looga hadlayo sidii loo kobcin lahaa dhaqaalaha Soomaaliya.

Guodomiyaha Gudigan Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa siwayn uga hadlay   Qorsheyaasha la doonayo in lagu dhiso Dhaqaallaha Soomaaliya, Islamarkaana looga dhigo kuwa ugu Horeeya Caalamka, Iyadoo Hada ay Soomaaliya ku jirto kuwa ugu Liita.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Prof. Xuseen Warsame oo kamid ah Xubnaha Gudigan,  Islamarkaana Jaamacad ku taala dalka Canada  Bare ka ah  Gaar ahaan Qaybta Xisaabaadka,  ayaa sheegay inay doonayaan  In Shirkan la isugu yimaado   Mucaarad,  Xukuumad, Maamulo, Aqoonyahan iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, islamarkaana looga tashanayo dib  udhiska dhaqaallaha.

Wuxuu sheegay in Soomaalida uu dagaal kala geeyay, Balse uu isku keeni doono Dhaqaalle, Isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in xooga la saaro dhaqaalaha, Sida in lasoo saaro Bartoorka, Beeraha , Xidhiidhka Gobolka geeska Afrika, Wuxuuna xusay inay Soomaalidu tahay dad ku wanaagsan Tartanka dhaqaallaha.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=75028

Posted by on Jun 9 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...