Home » June 30th, 2019 Entries posted on “June, 2019”

Kenya oo war cusub kasoo saartay mowqifkeeda ku aadan aqoonsiga Maamulka Soomaliland-Akhriso

Laascaanood (HM) – Kadib qoraalkii muranka dhaliyey, dowladda Kenya ayaa go’aan cad kasoo saartey mowqifkeeda ku wajahan Somaliland oo ay xiriir la yeelaneysay mudooyinkii u dambeeyay. War kooban oo isbuucii hore lagu daabacay barta Twitter-ka ee wasaarada arrimaha dibada Kenya ayaa maamulka gooni isu taaga ah ku tilmaamay “dal” taasoo muran xoogan dhalisay. Monica Juma, wasiirka arrimaha […]

June 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Garoowe Raggii dilay Marxuumad Caasho Ilyaas oo Toogasho lagu xukumay…

Garoowe ( HM) Waxaa mudooyinkii dambe Bulshadu ka war sugaysa Go’aanka kasoo baxa Kiiska Caasha Ilyaas oo ahayd Gabadh yar oo lagu Kufsaday magaalada Gaalkacyo kadibna dil loogu daray, taasi oo Guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed ay siwayn uga Naxeen. Waxaa maanta Maxkamadda Racfaanka gobol Nugaal ay mar kale  dil ku xukuntay saddexdii nin ee loo […]

June 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Puntland Siciid Deni oo Qado sharaf u sameeyay Saraakiishii kasoo baxsatay Soomaliland..

Garoowe ( HM) Madaxweynaha Maamulka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa munaaasibad Qado sharaf ah u sameeyay Saraakiishii Ciidamada Gobolka Sanaag ee kasoo baxay maamulka Somaliland, kuna soo wareegay dhinaca Puntland iyo Guudoomiyihii gobolkaasi ee Somaliland. Ujeedka kulanka qado sharafta ah ayaa daaranaa soo dhoweynta Saraakiisha Ciidamadaasi hogaaminayey oo kala ah G/Sare Xuseen Faarax Aaden (Xuseen […]

June 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Shirkada Ethiopian Airlines oo ku dhawaaqday wakhtigay imaan doonto Garoowe-Video

Garoowe (HM)-Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. War kasoo baxay shirkadda Ethiopian Airlines ayaa lagu sheegay in 15-ka bisha July 2019 ay bilaaban doonaan duulimaadyada shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee Garowe, waxaaana Guddoomiyaha shirkadda Mr. Tewolde GebereMariam uu sheegay inay farxad u tahay inay […]

June 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Cabdixakiim Camey oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Addis Ababa..

Laascaanood (HM)-Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa loo magacaabay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Eng. C/xakiin Cameey ayaa shalay gaaray magaalada Addis Ababa, iyadoo lagu wado in maalmaha soo socda ay Madaxda dalka Itoobiya ku wareejiyo waraaqihiisa aqoonsiga. Magacaabida ayaa aheyd mid uu sameeyay […]

June 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Khayre oo kulamadii ugu dambeeya ka wada Degmada Caabudwaaq-Video

Caabudwaaq (HM) –Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa waxaa Caawa ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo xooggan oo ku aadan, sidii loo dhameyn lahaa kala qeybsanaanta dowlad goboleedka Galmudug, loona qaban lahaa dib u heshiisiin iyo doorasho lagu soo dhiso dowlad ay dhinacyada u dhanyihiin. Inta badan xildhibaanada laga soo doorto Caabudwaaq ayaa ku sugan Magaalada […]

June 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Nin Sheegay inuu isku Qarxin doono Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaliland-Video

Hargeysa (HM) ― Nin kamid ah wadayaasha gaadiidka guddida abaaraha ee Somaliland iyo Nin kale oo wehlinayey ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland. Labadan Nin oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa Wasiir Khaliil ku eedeyay inuu lunsaday qeyb kamid ah mushaarkoogii ay ku shaqeynayeen, iyagoona ku hanjabay inay isku qarxin doonaan […]

June 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gudigii doorashooyinka Puntland oo sababo yaab leh isku casiley dhamaantood-Video

Laascaanood (HM)-Dhammaan xubnihii guddiga doorashooyinka ku meel gaark ah ee maamulka Puntland ayaa is-casilay, kadib shir jaraa’id oo ay saaka ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Guddiga ayaa sheegay in ay isu’casileen duruufo gaar ah oo la soo darsay, ayna kamid tahay in  ay isla jaan-qaadi waayeen xubnaha guddiga iyo qaarkood oo dalbaday is-casilaad, […]

June 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muqdisho Gaadiidka AMISOM oo jiidhay Askar iyo Bajaajle kadibna isaga tagay-Video

Muqdisho (HM)-Gaadiidka Gaashaaman ee AMISOM ayaa waddada u dhaxaysa Mogadishu iyo Afgooye ku jiiray mooto ay la socdeen labo ka mid ah ciidamada dowlada Somalia iyo wadihii mootada oo ay soo kireysteen. Maydadka saddexda qof ayaa la sheegay inay muddo waddada yaalleen, iyada oo markii dambe la geynayey Isbitaalka Madiina, markaas ka dibna loo qaadayey […]

June 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Maxakamadda Hargeysa oo Xukuntay Nin Aflagaadeeyay Muuse Biixi-Video

Hargeysa (HM) – Maxamed Sidiiq dhamme oo ah wiil dhalinyaro ah oo ka tirsan Xisbiga Wadani ayaa waxaa saaka xukun xasbi ah ku riday maxkamadda darajada koowaad gobolka Maroodi-Jeex ee maamulka Somaliland. Wiilkan oo ku dhawaad labo bil ku xirnaa magaalada Hargeysa ayaa lagu eedeeyay in uu aflagaado u geystay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Maxkamadda […]

June 27th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...
  • Abdi: Mayarkaas Hargeisa wax baa ka jira. Media-hu waa weriyey in “Bisad Suulli Ku Dhacday La Badbaadiyey oo...
  • Rasta buuni: Rasta
  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.