Home » May 31st, 2019
Entries posted on “May, 2019”
Garowe (HM) – Maamulka Puntland ayaa dalacsiiyay saraakiishii ciidamada ee dhawaan kasoo goostay Somaliland, kuwaasi oo isku dhiibay Puntland, waxaaana munaasadda lagu dalacsiinayay ka qeyb galay wasiirka amniga Puntland. Wasiirka amniga Puntland C/Samad Maxamed Galan ayaa ka qeyb galay munaasabad ka dhacday deegaanka Bali-Busle, waxaana lagu dalacsiiyay saraakiisha hogaamineysay ciidamada kasoo goostay Somaliland. Wasiirka Amniga Puntland […]
May 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aanadii ugu dambeeyay ee dowladda Kenya ay ka qaadatay Soomaaliya iyo aamusnaanta madaxda dowladda federaalka Soomaaliya. Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa sii xoogeysanayay go’aanada kala duwan ee dowladda Kenya ka qaadaneysay dowladda Soomaaliya iyo ka bixitaankii heshiiskii horey ay labada dal u kala saxiideen ee ahaa duulimaadyada tooska […]
May 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Madaxwayna ku xigeenkii ugu horreeyay ee Cuba,Salvador Valdes Mesa ayaa waxaa uu shalay ka qaybgalay xuska ciidamadii Cuba looga dilay dagaalkii ogaadeeniya ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya. Sida uu qoray wargeyska Prensa Latina ,Valdes ayaa caasimadda Cuba waxa uu ubax dhigay goob uu ku yaalla dhagax ay ku dhagan yihiin sawirada askartii Cuba […]
May 31st, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, isagoo magaalada barakaysan ee Makkah uga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC). Meertada 14-aad ee Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka oo lagu marti qaaday hoggaamiyeyaasha 57-dal ee ku bahoobay ururkan ayaa waxaa lagaga arrinsanayaa la dagaallanka argagixisada iyo fikirka […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Muqdisho (HM)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya oo ka hadashay arrintan ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay madaxnbannaanida Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa BBC u sheegay in “Puntland iyo Somaliland ay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya”. “Waxaan safaarad ku leenahay Muqdisho. Somaliland iyo Puntland waxaan ku […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Laascaanod (HM)-Dawladda Itoobiya ayaa mar kale soo jiitadatay indhaha Soomaalida ka dib markii Somaliland u diiwaan galisay dal ahaan. Barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa dal ahaan u diiwaan galisay Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbabbaanida ee Somaliland. Arrintan ayaa imaanaysa maalmo uun ka dib markii dawladda Itoobiya ay daabacday khariidad muujinaysa […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Gaalkacyo (HM)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ciidamada amaanka ee magaalada Gaalkacyo ay ka sameeyeen bartamaha magaalada, kaasi oo lagu baadi goobayay dhalinyaro Tooreey ku dilay Gabar kasoo baxday Salaadii Taraawiixda. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada ay gacanta ku dhigeen hal ruux oo lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay falkii lagu dilay gabadha […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Addis Ababa (HM) –Dowladda Itoobiya ayaa mar kale gef u weyn u gaystay qarannimada Soomaaliya una kala qeybisey saddex dal oo kala ah Somalia, Somaliland iyo Puntland. Bogga wasaaradda arrimaha dibedda dalkaas ayaa waxaa ku taxan dalalka ay ku leeyihiin safaaradaha iyo qunsuliyadaha, waxaana yaab leh in Somaliland iyo Puntland loo muujiyey dal ahaan. Waa […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Ceerigaabo ( HM ) Waxaa magaalada Xingagool iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay Banaanbaxyo lagu taageerayo Saraakiishii Ciidamada ee Beesha Warsangeli oo iska Casilay Xilkii ay ka hayeen Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxgaradka iyo Qaybaha Bulshada ayaa siwayn ugu mahad celiyey Saarkiisha iyo Ciidamada ka baxay Somaliland, waxayna sheegeen inay […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »
Maalmihii u danbeeyey waxa deegaamada Widhwidh, Banyaal iyo Dhaalamacune ka taagnaa xiisad. Shaqaaqada ayaa bilaabatay laba todobaad ka hor ka dib markii shaqaale ka socda shirkada telefoonada ee Telesom-Somaliland ay tageen xarun dhanka anteenooyinka ah oo hoos-tagta deegaanka Banyaal oo ah meel dad aad u fara badan ku dhaqan yihiin kuwaasoo miyiga iyo magaaladaba ay […]
May 29th, 2019 | Posted in wararka | Read More »