|

Daawo:-Salaad Roob doon ah oo Maanta Hargeysa laga Tukada iyo Muuse Biixi oo-Video

Hargeisa (HM ) Magaalada Hargeisa ayaa maanta waxaa laga Tukaday Salaad Roob doon ah, Waxaana hadalo ka jeediyey Culimada iyo Qaar kamid ah Masuuliyiinta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaynu isugu nimid in Alle aynu Barino, oo aynu is wada Saamaxno, Waana Bishii Shacbaan ee Acmaasha la Qaado, Aynu iscafino  “.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Bulshada ugu baaqay inay Alle Baryaan oo Ducada ay Ficil ku daraan.

“Abaaraha soo Noqnoqday hadii Aan Ducada Ficil lagu darin waxbaa dhiman, Baryo Bini Aadam baryon mayno, Alle wuxuu yidhi I Barya aan idin caawiyee,  Xoooga iyo Xoolaheena waa inagoo isku gayna, oo ku dhaqaaqnay Sidee abaarta uga bixi karnaa, Alle inama odhan Hay’ado iyo Qolyo aydaan isku diin ahayn Barya” Ayuu yidhi Madaxwayne Biixi.

Dhanka kale wararka aan galabta ka helnay Magaalada Hargeysa iyo deegaano kale oo Gobalka Sanaag kamid ah waxaa ay kusoo waramayaan in halkaas ay ka hooreen roobabkii la sugayey e Guga.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=73851

Posted by on Apr 14 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...