|

Deg Deg:-Dagaal culus oo Muqdisho ku dhexmaraya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Xiisad culus..

Muqdisho (HM)-Wararka naga soo gaadhaya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallamayaan Ciidamo tirsan booliska iyo Milatariga Soomaaliya.

Iska horimaadka ayaa ka socda Isgoyska Baar ayaan ee Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Milatariga ayaa la sheegay in ay doonayaan in ay ka gudbaan Koontorool halkaasi ku yaalla , laakiin waxaa uu diiday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya,taasoo dhalisay in labadda dhinac ay dagaallamaan.

Dadka degaanka ayaa Warbaahinta  u xaqiijiyay in uu jiro Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Iska horimaadkaan.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=73803

Posted by on Apr 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...