|

Daawo:-Muuse Biixi oo lagu haysto meesha uu Madaxtooyada cusub ka dhisanayo iyo Odayaal hadlay-Video

Laascaanood (HM ) Odayaal iyo Waxgarad Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inay leeyihiin Goobta laga dhisayo madaxtooyada cusub ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay ku doodeen in ay haystaan waraaqihii caddeynaayay mulkiyadda dhulkaasi, Waxayna sheegeen inay leeyihiin Lahaanshaha Dhulkaasi.

“Ina Biixi waanu dooranay, Waanu u ciyaarnay Kama yeeli doono inuu Abaalkayaga ka dhigay inuu Nagu Fuliyo wax Sharci darro ah kama yeeli doono “.

“Beertani waa mid Taariikhi ah, 40-Sano ka hor  Taariikhdeedu jirtay maanu Filayn in laga dhex Qaadayo Maxamed Xasan oo lahaa.”

Madaxweynaha Somaliland ayay ugu baaqeen, in haddii uu doonayo madaxtooyo cusub uu ka dhisto beerihiisa uu ku leeyahay duleedka Hargeysa “Hadii uu doonayo meel uu ka dhisto Madaxtooyo  Beerta aabihii ha geeyo Muuse”.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=73811

Posted by on Apr 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...