|

Daawo:-Wasiir ku talinaya in Dhagaxaan lagu wada gooyo jidadka Muqdisho iyo sababta uu sheegay-Video

Muqdisho (HM)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in loo baahan yahay in Magaalada Muqdisho la dhigo dhagaxaan hor leh si loo xaqiijiyo Ammaanka Caasimadda.

Wasiirka ayaa sheegay in dadka Shacabka looga baahan yahay in ay dhagaxaan sii dhiggaan meelaha hadda aysan oolin.

Dhagaxaanta waa weyn ayuu sheegay in ay sugayaan Ammaanka Caasimadda,iyadoo ay xusid mudan tahay in Magaalada ay ku sugan yihiin boqolaal Askari.

Ardayda Soomaaliyeed ee uu matalo Wasiir Goodax ayaa dhibaatadda ugu badan la kulmaya, waxaana laga sugaayay in uu ku baaqo in la furo Wadooyinka, maadaama dhibaato lagu qabo aadida goobaha waxbarashadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=73773

Posted by on Apr 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...