|

Daawo:-Muuse Biixi oo balantii uga baxay Prof. Samatar iyo Qabyaalada Soomaliland-Video

Hargeisa ( HM) Kulan looga hadlayey Dhibaatada Qabyaaladda oo lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa waxaa ka Qayb galay Aqoonyahano iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay Saamaynta ay Qabyaaladu ku yeelatay Horumarka iyo Cadaaladda, Wuxuuna sheegay inay Abuurtay dad dan yar oo shaqsi ah wata, oo uu Somaliland ku arkay, Wuxuuna sheegay inay Arintani tahay mid Naafanaysa Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayuu ugu baaqay inuu wax uga Qabto si Cilmiyaysan oo Geesnimo ay ku jirto.

Prof. Axmed Samatar ayaa sheegay in Heshiiskii uu la galay Madaxwayne Muuse Biixi, Wuxuuna sheegay inaysan dhanka Muuse Biixi ka hirgelin, Isagoo Tusaalle usoo qaatay Qaabka loo dhisay Xukuumadda oo dhaliilay.

Sidoo kale wuxuu ka hadlayey Baarlaanka Somaliland oo ka kooban 82 Xildhibaan, Wuxuuna xusay in 56 kamid ah ay yihiin Isaaq, Halka 26 ay yihiin dadka kale , Sidee lagu Xalaalayn karaa marka Somaliland. ? Ayuu is waydiiyey.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=73751

Posted by on Apr 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...