Home » April 25th, 2019 Entries posted on “April, 2019”

Soomaliland oo Xabsiga kasii daysay 2 Gabdhood oo u dhashay Canada-Akhriso

Hargeysa (HM) ―Xukuumada Muuse Biixi ayaa xabsiga kasii deysay labo hablood oo u dhashay dalka Canada, kuwaasi oo asal ahaan kasoo jeeda Somaliland sida ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta Caalamku. Labadan hablood ayaa lagu kala magacaaba Maymona Cabdi oo da’deedu tahay 28-jir iyo Karima Watts oo 24-jir ah, ayaa la xidhay saddex bilood ka […]

April 25th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Isimadda dhaqanka Buuhoodle oo ka hadlay Geerida Caaqil Maxamuud Dhunkaal oo shil ku dhintay-Video

Buuhoodle ( HM) Isimada dhaqanka Gobolka Cayn oo  Howlo shaqo u Jooga magaalada Jigjiga ee Xarunta Deegaanka Soomaalida ayaa Tacsi ka diray  Geerida Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahim [Dhuunkaal oo ku Geeriyooday Shil Gaadhi oo ka dhacay magaalada Buhoodle. HALKAN KA DAAWO VIDEO Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe,    Garaad Saleebaan Buraalle Aadan,   Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Boqor […]

April 25th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Axmed Karaash oo amray dhaqan galinta Xeerka Kufsiga xili Qoyska Caasho ilyaas Cadaalad ka waayeen Puntland-Akhriso

Garoowe ( HM) Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash )  Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga, iyada oo la tixraacayo go’aankii kasoo baxay shirkii Golaha Xukuumadda ee Khamiistii oo taarikhdu ahayd April, 17, 2019. Xeerka kufsiga fulintiisa iyo maarayntiisa ayaa waxaa horay loogu magacaabay Wasiiradda Wasaaraddaha Haweenka, Cadaaladda, Caafimaadka, […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qoyska Caasho ilyaas oo isaga Cararay Gaalkacayo kadib markii ay Cadaalad waayeen-Video

Gaalkacayo (HM)-Waxaa magaalada Gaalkacyo iyo Guud ahaan Soomaaliya ka baxay Qoyska Marxuum Caasho Ilyaas oo aheyd Gabadhii 12 jirka ee dilka iyo kufsiga loogu geestay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. Qoyskaan oo Gabadhooda la dilay 24kii bishii 2aad ee Sanadkaan ayaa ilaa hada helin Cadaalad waxaana lagu wargeliyay in la sii daayay qaar […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Cabdiraxmaan Cirro oo aan waxba u reeban Muuse Biixi iyo Xisbigiisa Kulmiye-Video

Hargeisa  ( HM ) Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeisa, Wuxuuna si kulul uga hadlay Dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Somaliland intii uu Maqnaa. Cirro ayaa sheegay  in Somaliland lawada leeyahay inaanay maanta jirin, Isagoo ka hadlay Go’aankii kasoo baxay  Kulmiye iyo Ucid , Wuxuuna ku tilaamay  Shahaadadii dhimashada […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Buuhoodle Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahim (Dhunkaal) oo ku dhintay shil naxdin leh..

Buuhoodle ( HM ) Gaadiidka Qaadka oo Xawaare Xoogan ku socda inta badan ayaa maanta Duhurkii Shil Naxdin badan ka gaystay magaalada Buuhoodle. Alle ha u naxariistee Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahim (Dhunkaal) oo kamid ahaa Cuqaasha deegaanka, Ayaa Isagoo Salaadii Duhur kasoo baxay ayaa Laba gaadhi oo QAAD sida oo is Caydhsanaya ku Jiidheen Badhtamaha magaalada […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaliland Shirkadda imaaraadka ee DP-World oo khaati ka taagan Gabadh ka tirsan Xisbiga Waddani-Video

Hargeysa (HM ) Faadumo Siciid oo kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani , ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxay ka jeedisay munaasibad lagu Qabtay e dalka Norwey. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ugu horayn Faadumo ayaa soo bandhigtay Cabsida uu Xisbiga kulmiye ka qaaday Wadani, Iyadoona xustay in waxa keliya ee lagu haysto ay tahay inay codsadeen in […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Shacabka Soomaliland oo ka argagaxsan dhaqamada iyo tacadigan Ciidamada Muuse Biixi lasoo baxeen-Video

Hargeysa (HM) ― Bulsho-weynta ku nool deegaanada Maamul gobaleedka Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyey dhaqano arxan-daro ah oo muddooyinkii udambeeyay Ciidamada Booliska ee Maamulkaasi kula kacayeen Shacabka reer Somaliland. Ciidamada Booliska maamulka  Somaliland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxay ku kacayeen hab-dhaqano layaab leh oo hoos u dhac weyn ku keenay kalsoonidii ay umadda reer Somaliland […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muuse Biixi oo baaq u diray Maamulka Puntland kana dalbaday hal arrin-Video

Hargeysa (HM) ―Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u direy dowladda Puntland, xili uu shalay qudbad u jeedinayay Aqoonyahan iyo Madax-dhaqameed kasoo jeeda beesha Warsangali oo uu ku qaabilay Madaxtooyada. Madaxweyne Biixi ayaa waxa uu sheegay iney Xukuumadiisu diyaar u tahay inay Puntland si nabada u wada macaamilaan, iyagoo aan ku xad-gudbeyn […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo C/qaasim Salaad Xasan-Sawiro

Qaahira (HM)-Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dalka C/qaasim Salaad Xasan oo muddooyinii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Masar. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali kusii jirto dhibaato, waxaana uu ka codsaday Siyaasiinta Soomaaliyeed in danahooda gaarka ah ay ka hor […]

April 24th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...