|

Daawo:-Boosaaso wax leh lama yaqaan-Video

Boosaaso (HM) –Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa sheegay in lahaansho aysan ka muuqan magaalada Boosaaso xili maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dilal qorsheysan.

Waxa uu sheegay in marka la eego magaalooyinka kale Puntland ay ka muuqdaan lahaansho la xiriirta u turid iyo ka shaqeyn amni balse Boosaaso aanay ka muuqan cid lahaanshaha awgeed uga shaqeeya horumarkeeda iyo sugidda amnigeeda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Gudoomiye Dhedo ayaa sheegay in uu necbaystay magaca Boosaaso xili marar badan uu xumaaday amnigeeda taasoo uu sheegay in ay ku badatay weydiimo la xiriirta xaalada guud ee magaalada Boosaaso.Mar aan tagay magaalada Garoowe Waxaan necbeystay ereyga Boosaaso qofwalba wuxuu ileeyahay

gudoomiye Boosaaso kawaran waa baryo xoogaa wax ka siyara noqdeen anna boog bay igu noqotay waan kasoo cararay hadeer oo aan amnigii hagaagijinay leyn kale baa soo baxay oo ah in masaajidadii aan lagu badbaadayn marka magaaladan waxaa ka maqan lahaanshihi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=72893

Posted by on Mar 14 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok