|

Daawo:-Khayre iyo Axmed Madoobe oo Dalxiis u tagay Deegaanka Goobweyn-Video

Kismaayo ( HM) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Booqasho ku tagay Deegaanka Goobwayn ee Duleedka magaalada Kismaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khayre iyo Wafdigiisa ayaa kormeer kusoo maray Qaybaha kala duwan ee Deegaankan Dalxiiska ku waanaagsan.

Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyey Bilicda iyo Horumarka, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in La maalgashado Dalka Si loo Soo Celiyo Quruxdii iyo Kobicii dhaqaallaha ee dalka.

Deegaanka Goobwayn ayaa kamid ah meelaha ugu Qurxoon dalka, Islamarkaana Cimilada wanaagsan Iyadoo ah Halka Biyaha Webigga Jubba Uga darsamaan Baddwaynta.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=72868

Posted by on Mar 13 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...