|

Madaxweynaha Maamul gobaleeka Puntland oo hanjabaad u diray Maamul gobaleedka Somaliland..

Garoowe ( HM) Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Somaliland ku eedeyey in ay dhulka Puntland ka wadaan dhaqdhaaqyo xadgudub ah isagoo Shacabka Puntland ugu baaqay in ay difaacdaan dhulkooda iyo sharaftooda .
“Reer Puntland Dulqaadkii waa ka dhamaaday maamulka Hargeysa wuxuu heli doonaa wuxuu naga raadinayo”.  ayuu yidhi Madaxwayne Siciid Deni.

Hadalka Madaxwayne Deni ayaa ku soo beegmaya iyadoo Soomaliland Ciidamo badan keentay degaanka Yubbe oo u dhow Badhan isla markaana aysan muuqan wax tilaabo ah oo madaxwayne Deni iyo xukumadiisu kaga jawaabayaan dhaqdhaaqa Ciidan ee Soomaliland Sanaag iyo Sool.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=72829

Posted by on Mar 12 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...