|

Daawo:-Puntland oo war kale kasoo saartay duulaanka Somaliland iyo Xiisad culus-Video

Garoowe ( HM) Puntland ayaa mar kale War-saxaafadeed uga hadashay maanta Xiisada Cusub ee laga dareemay Bariga gobolka Sanaag, oo ay isku Fidiyeen Ciidamo ka tirsan Somaliland, Xili uu Arintaasi k ahadlay madaxwayne Siciid DENI.

Warka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay inay Xeerinayso Deris wanaaga, Balse hada wixii ka dambeeya uu dulqaadku ka dhamaaday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka ayaa sidoo kale loogu baaqay inay ka Qayb noqdaan Difaaca Deeganada Puntland, Sida hadalka loo dhigay.

Arintan ayaa kusoo Beegmaysa Xili Ciidamo ka tirsan Somaliland ay gaadheen Deegaano ay kamid tahay Yubbe, kana tirsan gobolka Sanaag.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=72847

Posted by on Mar 12 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...