|

Daawo:-Qaabka Khayre loogu soo dhaweeyay Kismaayo, Boqolaal shacab ah iyo Axmed Madoobe-Video

Kismaayo ( HM) Xasan Cali Khayre Raysal wasaaraha Soomaaliya  ayaa Maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbadda Hoose Iyadoona si balaadhan loogu soo dhoweeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khayre ayaa wada hadalo la yeelan doona Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana siwayn loo adkeeyay Ammaanka magaalada Kismaayo.

Booqashada Raysal wasaare  Khayre ayaa dib u dhacday, kadib markii ay Geeri ku timid Alle ha u naxariistee C.raxmaan Xoosh Jibriil, Waxaana filayaa sidoo kale inuu kulamo la qaato Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=72815

Posted by on Mar 11 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok